HANOOLAATO
HANOOLAATO
  • 1 963
  • 67 920 263
Jama Mumin Cumar - Jawaab uma haayo cidda dishay wiilkeyga oo Madi ahaa #Sweden
Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv
Follow us on Twitter: hanoolaatotv
Find us on Facebook: hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Переглядів: 9 552

Відео

Gothenburg: Booqashada Mowlaci Sh Cabdiraxman Sh Muxuddin Celi
Переглядів 10 тис.12 годин тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Wasiirka dhalinyarada Maxamed Barre : Wareysi 2/2: Musuq maasuqa deeqaha dhalinyarada
Переглядів 6 тис.14 годин тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Wasiirka dhalinyarada Maxamed Barre - Wareysi 1/2 - Looma dulqaadan dhaqanka Olompicada Soomaaliya
Переглядів 12 тис.19 годин тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Dr Isse Dirow - Wareysi 3/3- Farriinta suugaanta iyo tebinta sheekooyinka Run iyo Been #WiilWaal
Переглядів 5 тис.День тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Warbixin: Nuxurka hagar daamada iyo colaadda Badda Cas
Переглядів 7 тис.День тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Dr Isse Dirow - Wareysi 2/3- Heesta Beledweyn ma caay baa mise amaan
Переглядів 7 тис.День тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Macalin Ciise Diirow - Wareysi 1/3 - Farriinta Suugaanta iyo Tafsiirka Abwaanka
Переглядів 8 тис.14 днів тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Wareysi Keenacadde - Caqabadaha iyo iibka guryaha laga dhiso Kenya WhatsAPP: +254791250733
Переглядів 24 тис.14 днів тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Qiso jaceyl - Calaf iyo cugasho qoraa Maxamuud Ibraahim Jaamac (Xaaji) WhatsAPP: +447764585759
Переглядів 15 тис.14 днів тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Ustaad Asad - Wareysi 2/2 - Taariikhda Shiddadda #Shaam ee Yahuud, #Christian iyo #Muslim
Переглядів 25 тис.21 день тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Ustaad Asad - Wareysi 1/2 - Taariikhda Shiddadda #Shaam ee Yahuud, #Christian iyo #Muslim
Переглядів 25 тис.21 день тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Hordhac: Taariikhda shiddada Shaam iyo Ust. Asad, la soco goor dhow
Переглядів 2,8 тис.21 день тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Amb. Cabdirashiid Seed - Sidee Soomaaliya uga mid noqotay golaha ammaanka QM
Переглядів 17 тис.21 день тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Sh Mustafa Yusuf Cali - Maxaa ku cusub Guurka Soomaalida iyo Ajnabiga
Переглядів 11 тис.21 день тому
Hanoolaato Media Network I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change." Subscribe to our channel: ua-cam.com/users/hanoolaatotv Follow us on Twitter: hanoolaatotv Find us on Facebook: hanoolaatotv Check our website: www.hanoolaato.com/ Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse! At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is...
Ma ogtahay in Ireland ay soo martay gumeysigi ugu xummaa adduunka
Переглядів 4,9 тис.21 день тому
Ma ogtahay in Ireland ay soo martay gumeysigi ugu xummaa adduunka
Dublin iyo Newyork laba magaalo oo is daawaneysa
Переглядів 4,1 тис.21 день тому
Dublin iyo Newyork laba magaalo oo is daawaneysa
Muhiim: Maxay CIA u sheegtaa Madaxda Mareykanka ka hor inta aysan la kulmin hoggaamiyaasha Africa?
Переглядів 9 тис.28 днів тому
Muhiim: Maxay CIA u sheegtaa Madaxda Mareykanka ka hor inta aysan la kulmin hoggaamiyaasha Africa?
Eng. Abiikar - Wareysi 2/2- Shidaalka waxaa nooga fiican macdanta I London 27.05.2024
Переглядів 37 тис.28 днів тому
Eng. Abiikar - Wareysi 2/2- Shidaalka waxaa nooga fiican macdanta I London 27.05.2024
Eng. Abiikar - Wareysi 1/2- 100 sano ayaa la hadal hayay Shidaalka Soomaaliya I London 27.05.2024
Переглядів 72 тис.Місяць тому
Eng. Abiikar - Wareysi 1/2- 100 sano ayaa la hadal hayay Shidaalka Soomaaliya I London 27.05.2024
Wareysi 2/2- Axmed deeq : Maxaa iska baddalay nolosheyda markaan imid UK
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Wareysi 2/2- Axmed deeq : Maxaa iska baddalay nolosheyda markaan imid UK
Wareysi 1/2- Axmed deeq : Wiilki i caawin jiray oo shil ku naafoobay ayaan ku arkay Xamar
Переглядів 42 тис.Місяць тому
Wareysi 1/2- Axmed deeq : Wiilki i caawin jiray oo shil ku naafoobay ayaan ku arkay Xamar
TUSMO#2 - Maxamed Xasan Kormadaye- Siyaasadda iyo awoodda shacabka I LONDON 24.05.2024
Переглядів 12 тис.Місяць тому

TUSMO#1 - Maxamed Xasan Kormadaye- Siyaasadda iyo awoodda shacabka I LONDON 24.05.2024

Cabdiraxman Cali Guureeye - Musuq-maasuqa waxaa looga bixi karaa hoggaan wanaagsan
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Cabdiraxman Cali Guureeye - Musuq-maasuqa waxaa looga bixi karaa hoggaan wanaagsan
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 3/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 3/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 2/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 2/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 1/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Переглядів 24 тис.Місяць тому
Eng Saalah Sh Osman Wareysi 1/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24
Avv. Trunji - Gen Maxamuud Geelle Yuusuf ninki loogu cabsida badnaa nidaamki Kacaanka
Переглядів 86 тис.Місяць тому
Avv. Trunji - Gen Maxamuud Geelle Yuusuf ninki loogu cabsida badnaa nidaamki Kacaanka
Avv. Mohamed Isse Trunji - Haddii UN-ka la eryo yaa isku maslaxaya Soomaalida I London 13/05/2024
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Avv. Mohamed Isse Trunji - Haddii UN-ka la eryo yaa isku maslaxaya Soomaalida I London 13/05/2024

КОМЕНТАРІ

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog 35 хвилин тому

    Engineerka waa runtis Maxa loqoda adunka intan isdileynay ayuu sii dhamaanaya bisinka Allah xaqa Hana tuso

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Годину тому

    Kulahaa "Waqooyiga Somalia" war wax Waqooyiga Somalia la yidhaa ma jiro dulli

  • @WaradOfficial
    @WaradOfficial Годину тому

    Qof run badan Aya tahay eng masha Allah somaliya nabad Allah kadhigo

  • @mohamedhasan8296
    @mohamedhasan8296 4 години тому

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 5 годин тому

    Waa yaab

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 5 годин тому

    Ilaaah ha unaxariisto maxamed siyaad oo kale dalkan somarimayo

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 6 годин тому

    Ayaanla waaad naxariiis badnayd maxa dhacay mise xog hoosaad haysay😢

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 6 годин тому

    Ilaahow somalida u naxariiso

  • @osmanmahamad6369
    @osmanmahamad6369 7 годин тому

    2021/08/16 War yar baan u jiray markii la dilay

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 7 годин тому

    Wlhi waa cajib mesha lisu dulminayo soo alle ma jogo alle ayaa ka weyn ee alle kudey 😢 Illahey haso ifboxiyo Fahad iyo farmajo waa labo danbile

  • @dekj2572
    @dekj2572 12 годин тому

    Asc ayaanle nabad galyo ku siiyey ku so dhoweyey aniga ku dhalay todobo carur ah adiga hadii ayana ku haysan caruurta qurbaha waa lagu dhib qabaa dhibka waxaa sabab u ah gaalada aad lee dahay way ku so dhoweeyeen maskaxiyan ayaa loo la dagaal maa soo dhownta aad sheekeyso dhibka aymoo gaysanaayan ayaad ka badan ogow adeer ayaanle

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 13 годин тому

    Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo wiilkaada waa geeri xanuun badan

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 15 годин тому

    Waan ka xumahay in ayaaanle qodqodo odayga wiilkiisu dhintay warbaahintan hanoolaato waxay ka shaqaysaa dhibaataynta dadka somaliyeed

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 15 годин тому

    Waa aabo dhibaato soo maray alle samir iyo iiman ha kaa siiyo isna hawnaxaristo

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk 17 годин тому

    Sorry wlhi ilahow dalkena jaha warerka noga saar dalkale dhib kas ayuu leyahay

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk 17 годин тому

    Allah unaxristo

  • @twozerosix4767
    @twozerosix4767 18 годин тому

    Legend wasiirka cafimaadka halaga dhigo

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 18 годин тому

    War odiga hadalkiis waxbaa ka qaldan miyuu hadalka culees kuyahay

  • @easky363
    @easky363 19 годин тому

    MARKII AAD ADIGU SHAQADAADA KASOO BAXDID, KA ADKAATID AABE AHAAN IYO NIN AHAAN AYAA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAX GOBOLEEDYA SHAQADOODA KAADKAANAYAAN

  • @user-ng3em8jc5z
    @user-ng3em8jc5z 19 годин тому

    Wexey meeshu lascaanoodii 2aad ayey noqotaye 😢😢😢😢😊

  • @easky363
    @easky363 20 годин тому

    WAX ORGANS LAYIRAAHDO OO SWEDISH GUDAHEEDA LAGU QASHO AMA LAGU FURTO MA JIRTO. BEENTA DAA ODAYAHOW DAYUUSKAA.

  • @easky363
    @easky363 20 годин тому

    SOOMAALIDA LAGAMA NABAD GALO IYAGUNA ISMA NABADGALIYAAN. BEENAALAYAAL, NACALATALLAH. NACALADII ILHAAY BAA INIKU DHACDAY.

  • @easky363
    @easky363 20 годин тому

    SWEDISH LAMA DILO SABABTOO AH EDEB BEYLEEYIHIIN. WAX MUSLIN ISKUSHEEGA EDEBNA AANLAHAYN, WAA SOOMAALIDA.

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 16 годин тому

      Ha ku wasaan e udhigo ay ay dhalay baad tahay e

    • @easky363
      @easky363 16 годин тому

      @@cabdiqaniwardi5743 ADAA EY EY DHALAA. DAROOGIISTAA, KHAMRIGA CABA, INA GUMEED INA GUMEED DHALAY IYO INANKII.

  • @easky363
    @easky363 20 годин тому

    DHIBAATADU WAA WAALIDIINTA SOOMAALIDA. BINI AADANA MAAHA, BINI AADANA MADHALAAN. WAXYAR BAA SOOMAALIDA KABAXSATA. SOOMAALIDA KACARARA, BADBAADI ILMAHAAGA.

  • @easky363
    @easky363 20 годин тому

    AABE MAAHA EE AFMIISHAAR WEEYE AAN RABIN INUU KHALADKIISA QIRTO IYO KIISA WIILKIISA. KAADIBIIN SOOMAALI. WALIGAA MEELGAARI MAYSID. DIINTANA MATAQAANID.

  • @addesom
    @addesom 22 години тому

    Haddii qeybsigii qeyraadka shidaalka lagu heshiin waayay ma waxaa lagu heshiin doonaa qeybsiga qeyraadka macdanta kale? Suaasha kale waxay tahay beriga ammaan ma yahay? waayo waxaan la soconaa in qadista macdanta kaliya laga qodi karo beriga kaliya.

  • @zakariyedhujan9142
    @zakariyedhujan9142 23 години тому

    Ader Allah u naxariisto

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 23 години тому

    Wllhi waa dhacdo xanuun badan Alle badal qerqabo hasiiyo

  • @pinocchio27
    @pinocchio27 День тому

    Wareysigu wiilka ka dhintay ninka inuu ku koobnaaday ku haboonayd ma Harlan karo waxa geeyay gaalo nacayb iyo Muslim ilaahay ha u naxariisto wiilka waalidkiis iyo walaashiisba qalbiga allaha u qaboojiyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 День тому

    Hanoolaato ❤

  • @omarhero4856
    @omarhero4856 День тому

    Ninkaan waa nin asagu is haligay ama cadow isku loogay inkastoo baahidu waday

  • @AhmedRoble-m4n
    @AhmedRoble-m4n День тому

    Innaa Lilhaahi waa inaa Ileyhi raajicuun. Abahaas i ILAHEY samirka ha u xoojiyo.

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 День тому

    Daqiiqada 16:00 illaa 22:30 wa sualo mudneyn abaha

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 День тому

    Hadii si loo fiiriyo Alshabaab wax yaabaha qaar wey ku saxanyihiin tusaale. Mamnuucida jaadka iyo balwadaha. In ciidamada shisheeye dalka laga saaro iyo haqabtirka baahiya gaarka sida hospital iyo school. Inkastoo jiraan wax yaabo badan ay ku qaldan yihiin. Wariye Jamaal wuu saxan yahay 💯 wax jiro ayuuna ka hadlay ee Ilahey hana soo hadeeyo dalkane Alle nabad hanooga dhigo

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 День тому

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raa jicuun Allah ayaa idinka jeclaaday Allah boog tiina ha idiin dhayo hana idinka abaal mariyo xanuunka waa lid nimo cadaw baase helay Allah ha soo if bixiyo dulmi falayaa shii dhib kaas gays tay

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 День тому

    Cali geediyoow adigu ma iloowdey reer Muqdisho taad ku dhigtay amxaaradii aad soo gelisey iyo dhiigii jidadka qulqulay. Ilaahey ha ku ciqaabo aakhiro iyo adduunba

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan День тому

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto Aabe qalbiga Allaha kuu qaboojiyo😢😢

  • @Shuhuura
    @Shuhuura День тому

    Ilaahay ha u naxariisto adigana ilaahay qalbigaga haku adkeeyo

  • @bileabddiAndi
    @bileabddiAndi День тому

    Ayaanle aabaha aad baad ugu xadkudubtay wareesiga dhinac kale baad u rugtay sida inaad maxkamad aad joogto

    • @easky363
      @easky363 21 годину тому

      Kuma uusan xadgudbin, aabuhu waa eey, danbiile iyo beenaale.

    • @bileabddiAndi
      @bileabddiAndi 18 годин тому

      @@easky363waxa kaliyah ee aan ku dhihi karo waa Alle danbi dhaaf weydiiso .

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o День тому

    Umadaha kale waa kuwaas mideysan maxaa kudhacay umadaan Soomaali

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 День тому

    Ayaanle waxaad moodaa inuu odayga baxar grlinayo, asagoo gaalada is xijinaya, mala yaabtay

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n День тому

    Inaalillaah waina ilaahey raajacuun ilaahey naxariisto janatufardowsa Allah geeyo dhamaantood walidkana samir iyo iimaan Allah ku siiyo

  • @ahmedcarab11
    @ahmedcarab11 День тому

    Ani waxa aan ku talin lahaa * Hanoolaato in eey mesha ka saarto wareysigaan* Ayaanloow oday qalad weeyn ayaad galisay warkaasna waad arki doontaa inta la Turjumo oo eey isticmaalaan Qolooyinka cunsuruga ah oo mar labaad noqdo odayga dhibane *😢 sorry adeer ilaahey ha u naxariisto wiilkaada, aamin

    • @easky363
      @easky363 21 годину тому

      Laga saarimaayo, runtaad qarisaan.

  • @walaalmedia
    @walaalmedia День тому

    Sualaha uu abahan weydinaayo ayaanle waa khalad dhibta heysato weydii

  • @SabuuriSahnuni
    @SabuuriSahnuni День тому

    Yaxye alaha unaxariisto ma ilaawo geeridiisii wuxuu ahaa wiil yar oo aad unaxariis badan😢waxaan ilaawi waayay banaanka asago taagan markaan lasoo kulmo albaabka ayuu igu caawin jiray ma ogolaan jirin inuu fiirsado qof caawinaad ubaahan😢habeenki la dilay waan dul taagnaa maydkiisa wlhi mana ILOOBI DOONO INTA NOOLAHAY ASAGANA ALAHA UNAXARIISTO

  • @cadekacade4001
    @cadekacade4001 День тому

    Wiilkeeyga wiilkii dilay aabihiis waan garanayaa oo daris ayaanahay iyo cida nadileysa magaranayo wax isqabta maaha wiilka labada oday waalafariisan karaan waxna waa weydiinkaraan lkn reerkasta oo somali ah waxbeey qarinayaan waxkastana iney boliska ushegan marabaan qaarkood ilamahooda iyagoo og waxey sameynayaan ayey qariyaan dhibaataduna waa taas

  • @ladanjama7928
    @ladanjama7928 День тому

    Kan weriye maahan waa jaajuus

    • @easky363
      @easky363 21 годину тому

      Adaa jaajuus ah. Faqash

  • @omarhero4856
    @omarhero4856 День тому

    Wa ligay madluul baan ahaa maalin iyo layl

  • @hugdheh
    @hugdheh День тому

    odayga case kale ku raadinesaa mii xisaabta wa qaladay dood kale ku furtay

  • @user-pc9oq9hf1e
    @user-pc9oq9hf1e День тому

    Illaahey how naxariisto